Agaasime doonayey inuu isku qarxiyo xarunta Gobolka Banaadir oo la qabtay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in hay’addaha Sirdoonka dowladda ay xireen Agaasime ka tirsan gobolka Banaadir oo qorsheynayey inuu fuliyo qarax ismiidaamin ah. Cumar Filish oo booqasho ku jooga dalka Koonfur Afrika ayaa arrintan ka sheegay kulan uu la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku dhaqan. “Qaraxii uu … Continue reading Agaasime doonayey inuu isku qarxiyo xarunta Gobolka Banaadir oo la qabtay